|
CIBAADO IYO IBTILO
 |
| Waxaa masawiray Dimitri
Gagnon Morris. |
Waxaa Qoray Wiilwaal
wiilwaal@gmail.com
Cibaado iyo Ibtilo waa sheeko taxane ah oo ka tarjumeysa
waayaha cusub ee bulshada Soomaaliyeed ay kala kulanta qurbaha.
Waxaa sheekadan qoray Wiilwaal.
Qoraha sheekadu wuxuu hore u sameeyey sheekooyink dhowr
ah oo ay ka mid yihiin sheekadii Raas
iyo sheekadii
Aar Libaax
Sheekadan waxaad kala socon doontaa Maalmaha
Isniinta iyo Jimcaha bogga Himilo iyo bogagga kale ee Soomaalida.
Qeybtii 28aad
Waxaa la soo aaday daarihii Dikson ee Soomaalidu aadka
u daganayd Weyshii Cadaydna labada qol uga kiraysnaayeen.
Qeybtii 27aad
Warbixin ku saabsan daagaallo horay u dhexmaray eeddooyinkay
iyo Weyshii Cadayd iyo waliba heshiis la isku ogaa oo haatan
burburay. "Adeerku" wuxuu yahay oo markana isku
si loo garan la'yahay
Qeybtii 26aad
Weyshii Cadayd!
Qeybtii
25aad
Eeddooyinkay oo
wali raba inay soo daahiriyaan "gobollada Minnessota
iyo Columbus, Ohio." Indhaceel oo xertii isugu yeeray
iy sida aan Ontario axad dariiqa ah ugu harin. Wayshii Cadayd!
Qeybtii
24aad
Labo Cali oo la
Daahiriyay. Waxay keeneen lacag "macquul" ah.
Qeybtii
23aad
Mudaaharadkii
"sharciyaysnaa" eeddooyinkay ku baanaan baxeen
Laba Cali.
Qebtii 22aad
"Lakjar Faranji" waxa lagu nacay"
Qeybtii 21aad
Eeddooyinkay miyay fududaan mase dawgal baa jiray?
Qeybtii 20aad
Eeddooyinkay oo goostay inay safar dheer Maraykanka ugu
bixitimaan oo waliba soo daahiriyaan "gobollada Minnesota
iyo Columbus, Ohio."
Qeybtii
19aad
Labo
Cali Isma Weydiin
Qeybtii
18aad
Labo
Cali
Qeybtii
17aad
Adeeg bulsho kii eedooyinkay la gudboonaa
Qeybtii
16aad
Orooskii Maxamed Deeq iyo Idil
Qeybtii
15aad
Barafasoor Nasiib oo kiiskii looga guulaystay. Waxaa
lagu xukumay inuu duqdii indhaha la'ayd lacag magdhow ah
u diro
Qeybtii
14aad
Eeddooyinkay iyo aniga oo kiis nalaku yeeshay
Qeybtii
13aad
Barafasoor Nasiib oo kiiskii lagu yeeshay loo aqriyay. Ka-cad
baa soo gashay
Qebtii
12aad
"War Nabigaaga ku salli" iyo " I need a lawyer."
Qebtii
11aad
Waxaa la isla soo qaaday sidii barafasoorka loo daahirin
lahaa. "Xaajiyoow shaarubta aan ka xiirno bal inuu
aabihii u e kaado."
Qeybtii
10aad
Barafasoorkii oo sidii loo sii waday duq Indhaceel loo geeyay.
"Xaga ku tuur waa la daahirine." Kanada ma jannaa?
Qeybtii 9aad
Gabagabadii barafasoor Nasiib iyo gabaygii loo jeedshay
[Halkan Riix]
Qeybtii
8aad
Sababta nagu kaliftay inaan aniga iyo eeddooyinkay gaariga
dhexbarinno. Waxaan wax ka dajiyay kaartadii barafasoorka
lagu weeraray. [Halkan
Riix]
Qeybtii
7aad
Waxaa la isla soo qaaday wixii barafasoorka qabsaday. "Bal
naagtaa barida daya, bal bowdada caddaanta daya." [Halkan
Riix]
Qeybtii
6aad
Aniga oo erga ah ayaa baraafasoorka gurigiisa ugu galay.
Berkad biyo ah buu ku dhex dabaalanaya. Eedaday Ibtila ugu
gashay oo ku dhex bakhtiin gaartay. Wuu ka baxsaday. [Halkan
Riix]
Qeybtii
5aad
Aniga iyo eeddooyinkay oo wali wadada ku sii jirna. Waxaa
wax la'iga weydiiyay barafasoor Nasiib wuxuu qabto. Erayga
"ethicks" oo aan turjima la' ahay. [Halkan
Riix]
Qeybtii
4aad
Aniga iyo eeddooyinkay toobiyaha raacnay: Hubkii iyo saadkii
ay eeddooyinkay siteen markii duulaanka loogu baxay barafasoor
Nasiib. [Halkan
Riix]
Qeybtii
3aad
Haddii nabadda ceelkay eeddaday ku riddo ciddi ka soo saarto.
Ka-cad. Ka-cad waxay sharciga ku jeclaatay. [Halkan
Riix]
Qeybtii
2aad
Wiilyahow ilmaa igaga timid aragtidaadii." Maxamed
Deeq oo la daahirayay. Waxaa lagu meheriyay gabadhii uu
bi'iyay. [Halkan
Riix]
Qeybtii
1aad
Ma Taqaan Ninka James La Baxay ee Timaha Daystay oo Gabadha
Naga bi'iyay" [Halkan
Riix]
|