FADUMO JIBRILL OO KU GUULEYSATEY BILLAD SHARAFTII LABAAD
FatimaTreesml.jpgNewyork: -Fatima Jamac Jibrell oo ah madaxa Horn Relief ayaa ku guuleysatay abaalmarinti ugu heersaraysay hogamiyayaasha safka hore ka galay badbadinta degaanka ee qaarada Africa National Geogoraphic society Buffett Award for Leadership 18 Dec 2008
Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxyadii ka dhacay Hargaysa iyo Boosaaso
Himilo- Qaraxyadii is xigay ee aadka u xoogganaa ee gilgilay shalay magaalooyinka Hargaysa iyo Boosaaso ayaa waxaa isi soo taraya dhibaatada iyo khasaaraha ay geysteen. 30 Oct 2008
Shirkii IGAD iyo dowladda KMG ah oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi
Nairobi(Himilo)- Waxaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaaladan Nairobi shir labo maalmood uga socday madaxda IGAD iyo qeybaha kala duwan ee dowladda KMG ah ayadoo kulankii gabagabada ee shirkaasina ay ka soo qeyb galeen wafdi ka socda Ururka dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jabuuti. 29 Oct 2008
Shekh Sharif oo ka soo qeyb galay Shirka KICC ee IGAD iyo dowladda KMG ah
Nairobi(Himilo)- Shekh Shariif Sheekh Axmad oo ah hogaamiyaha Ururka dib u xoreynta dalka garabka Jabuuti ayaa maanta kadib kulan uu la yeeshay Jandayi Fareyzar oo ah u qeybsanaha Maraykanka ee arrimaha Afrika wuxuu ka qeyb galay shirkii ay madaxda IGAD iyo dowladda KMG ah ku lahaayeen xarunta KICC ee magaaladan Nairobi. 29 Oct 2008
Sheekh Shariif oo soo gaaray magaalada Nairobi
Nairobi(Himilo)- Sheekh Shariif Sheekh Axmad, gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaliya garabka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Nairobi. 28 Oct 2008

WARARKII UGU DANBEEYAY EE ADUUN WAYNAHA

Ciidanka Itoobiya oo khasaare ba'ani ka soo gaaray gaari kula rogmaday kulliyaddii Jaalle Siyaad
Muqdisho(Himilo)- Ugu yaraan shan askari ayaa ku geeriyootay, tiro intaas ka badanna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray shil baabuur oo maanta barqadii ku qabsaday ciidanka Itoobiya agagaarka kulliyaddii Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. 28 Oct 2008
Xildhibaan ka tirsan BKMG Soomaaliya oo lagu qabtay hub loona dhaadhiciyay xabsiga
Nairobi(Himilo) Cabdi Axmad Faarax oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa loo dhaadhiciyay xabsi ku yaalla magaaladan Nairobi kadib markii lagu qabtay Bustoolad uu xirnaa. 28 Oct 2008
Shirkii IGAD iyo dowladda KMG ah oo ka furmay Nairobi
Nairobi(Himilo)- Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi shirkii maalmahan-ba la qorshaynayay ee ay garwadeenka ka ahaayeen madaxda Urur goboleedka IGAD ee ay ku kulmayeen madaxda Ururkaas iyo kuwa dowladda KMG ah ee Somalia.
28 Oct 2008
Gudoomiyihii golaha dhaqanka ee Hiiraan oo lagu dilay B/weyne
Beledweyne(Himilo)- Alla ha u naxariistee waxaa maanta magaalada B/weyne lagu toogtay gudoomiyihii golaha dhaqanka iyo guurtida ee gobolka Hiiraan Dacar Xirsi Xooshow. 07 Oct 2008
Roobab dabeylo wata oo xalay ku dhuftay deegaanno ay ku nool yihiin Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho
Roobab dabeylo wata ayaa xalay waxay da’een deegaannada u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, halkaas oo ay u barakaceen dad badan oo ka cararay dagaallada aan dhamaadka lahayn ee ka socda Magaalada Muqdisho. 06 Oct 2008