Daggaal aad u culus oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho. Muqdisho(Himilo)- Xoogagga ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa saakay weerar aad u culus ku qaaday fariisimo badan oo ey ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG ku leeyihiin degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.27 Aug 2008>> Sii Akhri
Iska hor imaad khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Hodan. Muqdisho(Himilo)- Iska hor imaad qadar 30 daqiiqa ah socday ayaa saakay waaberigii ku dhexmaray xeradii hore ee Shiirkole iyo aga gaarka warshadii hore ee caanaha kooxo hubeysan iyo ciidamada dowlada KMG kaa soo sababay dhimashada...26 Aug 2008>> Sii Akhri
Midowga Yurub oo muujiyay taageerada uu u hayo heshiiska Jabuuti Himilo- Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan dhinaca Horumarinta iy Kaalmooyinka Lewis Michelle ayaa mar uu ka hadlayay aimaha Soomaaliya si aad ah u amaanay heshiiskii lagu gaaray magaalada Jabuuti ee ay nkala saxiixdeen dowladda KMG ah iyo Isbahaysiga Dib uxoreynta Dalka23 Aug 2008>> Sii Akhri