WARAYSIYO
 
SOMALI LINKS
Abaaji
Ababshe

Google
Afgoi
Aflax
Aftahan
Allgedo
Al-karama
AllPuntland
Allsomali
Amsas
Arlaadi
Arlaadi-Net
Awdal News

Bakaaraha
Balcad
Banaadir
BBC Soomaali
Berlula Online
Bulsho
Burtinle
Buuhoodle

Buulaay

Cadaado
Calmadoow
Cayaaraha
Codka S. Galbeed

Daalonet

Dalka
Danjire
Dayniile
Dijbouti

Gabooye
Gedo Net
Geeska Afrika
Goldogob
Golkhatumo
Goobjoog

Harwanaag

Hamareey
Hiiraan Online
Hiiraan Time
HiiraanToday
Hobyonet
HornAfrik

Horseed

Horyaal

Iftiinet
Israaca


JigjigaNet
Jowhar.com
JubaLand

Kenyan Somali Com.
Kismayo

Laascaanood
Lafoole

Maaneed

Mareeg Online
Marka Cadeey
Maayland
Midgaan
Midnimo
Mogadishu.com
Mudug-Online
Mudulood
Muqdishonet

Nugaal
Nugaal.net

Onkod


Puntlandpost
Puntlandstate

Qaamuus
Qandala
Qandalanet
Qaranimo
Qorahey Online
Qurbo Jacayl

Riverineland
Ruunkinet

Saafi Studio
Sanaag Net
Shabeele
Shareero Music
Shaxda
Somali Access
Somali Bantu
Somali Citizen
Somali City
Somali Education
Somali Fisheries S.
Somalihome Online
Somali Heritage Book
Somali Inter
Somalijecel
Somalilife.com
Somaliland
Somaliand Future
Somaliland Gov.
Somalilandnet
Somaliland News
Somali Magazine
SomaliNet
Somali New Net.
Somalia Online
Somali Peace Process
Somali R. & H. Center
Somali Roots
Somalia Site
Somali Six

Somali Talk
Somitek
Somalitribune

Somali TV
SomaliUK
Somalivoices
Somaliawatch
Somaliawatch
Somali Water
Somaliweb
Somali Weyn
SUSA Netowrk

Togdheer
TrueSomali

UN-Somalia

Waamo Net
Wakiil

Widhwidh
W. Bari Kenya

Xamar Cadde

Yabaayil Net
Yabaayil-Online
Yamayska
 
 
 
ARTICLES___________________________________ MAQAALO
 
WARARKII UGU DANBEEYAY
Hanjabaad ka imaaneysa Burcad Badeedii heysatay Markabkii laga lahaa Dalka Germany
Muqdisho (Himilo). Burcad Badeed Soomaaliyeed oo dabayaaqadii bishii May afduubatay markab laga leeyahay dalka Germany ayaa ku hanjabtay in ay leyn doonaan dadka saaran markabka hadii aanan madaxfurasho si deg deg ah loo siinin04 Jul 2008 >> Sii Akhri
Ciidamada Itoobiya oo baaritaan ka billaabay Janta kundishe iyo Quwadaha diidan joogitaankooda oo ku sugan gudaha magaalada
Beledweyne(Himilo)- Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degaanka Janta Kundishe ee duleedka magaalada B/weyne ayaa billaabay inay baaraan baabuurta iyo dadka lugaynaya ee galaya ama ka soo baxaya magaalada Beledweyne.04 Jul 2008 >> Sii Akhri
Hoobiyayaal lagu weeraray Cabdullaahi Yuusuf xilli uu ka soo dagayay Muqdisho
Muqdisho(Himilo)- Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa saakay xilli uu ka soo dagayay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho waxaa lala beegsaday weerar loo adeegsaday hubka hoobiyaha loo yaqaanno. Dhowr madfac ayaa ku soo dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho04 Jul 2008 >> Sii Akhri
Qarax goor dhoweyd ka dhacay B/weyne
Beledweyne(Himilo)- Qarax xoogan ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay Magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyadoo qaraxaasi uu wax yeello soo gaarsiiyay dad rayid ah.04 Jul 2008 >> Sii Akhri
Bulshada qeybaheeda kala gedisan oo cambaareysay dilkii loogeystay C/kariim Sheekh Ibraahim
Muqdisho (Himilo)- Culumaa’udiinka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa canbaareyn dusha kaga tuuray kooxihii ka danbeeyey dilkii shalay galinkii danbe loo geystay Guddoomiyihii Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed.03 Jul 2008 >> Sii Akhri
Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan
Beledweyne(Himilo)- Wararka ka soo baxaya degaanada Ceelgaal iyo Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroortii hore uu dagaal xooggan ku dhaxmaray agagaarka degaanka Ceelgaal Quwadaha hubaysan ee la dirirsan joogitaanka Itoobiya iyo ciidan Itoobiyaan ah. Dagaalkaan oo socday muddo afar Saacadood ah ayaa billaabmay03 Jul 2008 >> Sii Akhri
Afar qofood oo siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho shalay ilaa xalay
Muqdisho (Himilo)- Afar qofood ayaa siyaabo kala gooni gooni ah loogu dilay magaalada Muqdisho shalay ilaa xalay ayadoo aanan la ogeyn dadka qaar cida ka danbeysa dilkooda.03 Jul 2008 >> Sii Akhri
Aasbaro oo ku geeriyooday dagaalki Matabaan
Muqdisho(Himilo)- Warar ku dhow dhow xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa waxay xaqiijinayaan in dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Matabaan ay ku dhinteen rag miisaan culus ku lahaa Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed. Sheekh Cabdullaahi Cali Afrax oo loo yaqaanna Aasbaro ayaa wuxuu ka mid ahaa02 Jul 2008 >> Sii Akhri
Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga ah oo siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalkii ka dhacay degmada Hodan
Himilo( Muqdisho)- Afhayenka howlgallada Maxkamadaha Islaamiga ah C/raxiim Ciise Caddow ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay degmada Hodan ay kaga gacan sarreeyeen ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM.
C/raxiim ayaa wuxuu xusay mar uu la hadlayay warbaahinta Muqdisho in ay ciidamada Uganda si toos ah ugu jireen dagaalka asagoo ku eedeeyay ciidamada dowladda iyo
02 Jul 2008 >> Sii Akhri
Dagaalkii kadhacay degmada Hodan oo qasaaro ba’an geystay
Muqdisho (Himilo)- Dagaalkii kadhacay galinkii danbe ee maanta xaafado katirsan degmada Hodan ee gobolkan Banaadir ayaa sababay dhimashada 10 qof oo rayad ah iyo dhaawaca 15 kale01 Jul 2008 >> Sii Akhri
 
WARARKALE
 
ENGLISH NEWS
 
KU XAYAYSIISO
 
TACSI
 
TAHNIYAD